U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kulan1

Magac Lab
Naxwe-ammo, m.dh
Xaraf KSubg KU5 xar
1

Isu imaadka dad meel isugu yimaadaan; urur; shir.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Barlamanka DF oo isku raacey sameynta sharciga shidaal Kulan maalintii shalay isugu yimadeen xildhibaanada Barlamanka DFKMG ah ee xaruntooodu tahay magaalada Baydhabo ayaa waxaa ay isku raaceeen sameynta sharciga shidaalka Somalia.

”
“

Aadan Madoobe, waayo inagu waxaan haysanaa aqlabiyada, haddii la doorto isaga ayaa shaqada sii wadaya haddii la diidana waa iska baxayaa" ayay yiraahdeen xildhibaanada mucaaradka ah oo kulan ku yeeshay Muqdisho.

”
“

Af-hayeenka Madaxweynaha KMG ah ee Soomaaliya Xuubsireed oo ka hadlay Kulan ay Dalka Ingriiska ku yeesheen C/laahi Yuusuf iyo Ra'iisulwasaare Nuur Cadde.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-ammo, m.dh

Xarafka

K · KU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kulan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD