U gudub nuxurka bogga
SABAAD

saabsan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf SSubg SA7 xar
1

Wax saab loo yeelay ahaansho.

2

Ku s.: arrin iwm wax la xiriira ahaansho. 3.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Arintaan waxa ay ku saabsan tahay baarlamaanka iyo dowlada cusub ee la filaayo in ay dhawaan dhalato.

”
“

Aqoon isweydaarsi ku saabsan Khatarta Cudurka T-B-da oo Maanta Saxafiyiin Soomaaliyeed loogu qabtay Muqdisho.

”
“

Bal aan qiimayn ku sameeyo laba saddex qodob oo dawladda hoose ku saabsan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
saabsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD