U gudub nuxurka bogga
SABAAD

marqaan1

Magac Lab
Xaraf MSubg MA7 xar
1

Farxad iyo firifircooni laga helo cunida qaadka.

2

M. ah: qof ay ka muuqato farxad iyo firfircoon qaad uu cunay dartii.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Malqabadda kuwii dafi jiriyo macawis duugowday Markii jirri marqaan waalay iyo Murux la raacdeeyay Marinadii ay tuugadu xirtee looga kala maagay Sow dariiqyadii lama marmaro mirir bir loon oollin?

”
“

Waa yaabee ikhwaaninal Carab kuma aynaan aqoon marqaan iyo daroogadee maxay ka wadaan Wasaaradda Waxbarashada ha la isku dhex qarxiyo?

”
“

Yaa u maqan marqaan kuwu u diri malaggii gaadaayay?

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
marqaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD