U gudub nuxurka bogga
SABAAD

waalay

Magac Lab
Naxwe-yo, m.dh
Xaraf WSubg WA6 xar
1

Qaalin, dib markii ugu horraysay qooqay; qooqan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dadka xungurooda waalay sida kooxda Mbegathi, iyo kuwa raacsan, baa muslimiina talogalay inay halaaqmaan, laakin way dhici weyday, ee rag rag ah ayaa Allah us oo bixiyey, ileyn diinta Islaamka Allah leh gaal and dabadhilif toona waxba ma yeelayaan.

”
“

Malqabadda kuwii dafi jiriyo macawis duugowday Markii jirri marqaan waalay iyo Murux la raacdeeyay Marinadii ay tuugadu xirtee looga kala maagay Sow dariiqyadii lama marmaro mirir bir loon oollin?

”
“

Saaxiib mid rifrifan oo aannu maalmo kulannay baa I waalay, kadeed ha ku dhacee.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-yo, m.dh

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
waalay - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD