U gudub nuxurka bogga
SABAAD

farxad

Magac Dheddig
Xaraf FSubg FA6 xar
La Mid Ahfarax1Magac Lab

Tusaale Dheeraad ah3

“

Maanta waa farxad inaan halka isugu imaano inagoo taageereyna kana farxineyna caruurteena.

”
“

Kaddib markii shalay aysoo galeen wargeysyada kaso baxa Hargeysa magaalada Boorama ayaa waxa laga dareemay dareen kala duwan oo isugu jiray farxad, cadho iyo muran siyaasadeed oo hor leh.

”
“

Faysal Cali-waraabe, ayaa iyaguna heshiiskaa saxeexay, John Marshal iyo Mulugeta Zawde waxay heshiiska u saxeexeen goobjooganimo, iyada oo markii heshiisku dhacay madashii isku beddeshay farxad iyo sacab badan oo la tumay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
farxad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD