U gudub nuxurka bogga
SABAAD

wadaan

Magac Dheddig
Naxwe-aamo, m.dh
Xaraf WSubg WA6 xar
1

Weel harag, cinjir iwm ka samaysan oo gadaw iyo daddoobbo leh oo inta dawlis lagu xiro ceelasha lagu shubo ama biyaha loogala soo baxo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Beeralayda qaar, ayaa hela qaab fudud oo kharash yar oo ay kula dagaalamaan Nabaad-guurka biyuhu ay wadaan ee dooxyada, beeralaydaasi waxay ku beeraan geedka loo yaqaan “Gobeys” dhinaca xiga beerta ee dooxa.

”
“

Caanood ayaa saxaafada u sheegay inay wadaan howlgallo ay magaalada Muqdisho uga saarayaan xoogaga Al-shabaab, ayna wadaan abaabul dagaal dagaal oo ka dhan ah xoogaga Al-shabaab.

”
“

Baasayeef oo ay da’diisu ahayd 37-jir, waxa uu hoggaanka u qabtay halganka ay wadaan gobanimo-doonka reer Jeejniya, intii u dhaxaysay 1994-kii ilaa 1996-kii.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-aamo, m.dh

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
wadaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD