U gudub nuxurka bogga
SABAAD

firfircoon

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf FSubg FI10 xar
1

Qof hawl iwm u dhiifoon ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Maamulka Cayaaraha gobolka Nugaal ayaa waxa uu yahay mid firfircoon oo qabta tartamada iyo heerarka kala duwan ee Cayaaraha gaar ahaan Kubadda Cagta.

”
“

Somalia waxay xubin aad u firfircoon ka ahayd Guddiga Xoreynta ee Ururka Midowga Afrika (Afrocan Liberation Committee) oo xaruntiisa ku taal Dar Es Salaam.

”
“

Martin Luther King, waxoo ahaa nin Mareykan oo madow. woxoo ahaa nin firfircoon oo radinaayay xoreenta dadka madowga mareykanka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

F · FI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
firfircoon - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD