U gudub nuxurka bogga
SABAAD

malaayiin

Magac Dheddig
Xaraf MSubg MA9 xar
1

.w

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dagaaladii ka dhacayay labadii sano ee ugu dambeeyay Somalia waxaa ku dhintay in ka badan 16,000 oo qof, waxaana ku dhaawacmay tiro kor u dhaafaysa 25,000-qof, iyadoo malaayiin kale ay guryahooda ka carareen.

”
“

Malaayiin dad ah oo kale ayaa shaashadaha telefishanada kala socda ciyaarta caawa, iyadoo labada dal ee Spain iyo Holland caawa dadweynahooda ay si gaar ah ula socdeen ciyaarta.

”
“

Burcadbadeeda afduubyada ka geysta biyaha Somalia ayaa weli ah kuwo firfircoon oo afduubyo ka geysta biyaha Somalia, iyagoo haysta in ka badan 12-markab oo ay ka doonayaan malaayiin Dollar oo madaxfurasho ah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
malaayiin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD