U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sano

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l/siniin, m.dh
Xaraf SSubg SA4 xar
La Mid AhsannadMagac Lab/Dheddig
1

Waqti hal mar dhulku qorraxda ku wareego oo u dhiganta 365 maalmood ama laba iyo toban (12) bilood.

Tusaale Dheeraad ah3

“

-1973-kii Halgame C/llaahi Ciise waxa uu ka mid ahaa madaxdii Soomaaliyeed ee kooxdii Militariga ahayd ay inqilaabeen lana xirxiray isagoo oo si sharci darro ah xabsiga ugu jiray muddo afar sano ah.

”
“

Ama inaad doorataan mid gaajaysan oo shan sano oo soo socota isaga iyo reerkiisu masruuftaan hantida shacabka ama aniga oo hada dhargay diyaarna u ah inaan u soo jeesto adeegii shacabka inaad mar labaad idoorataan.

”
“

Afartan sano ma dhamma markii far rasmi ah afkeenna loo doortay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l/siniin, m.dh

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sano - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD