U gudub nuxurka bogga
SABAAD

malyuun

Magac Lab
Naxwe-nno/-laayiin, m.dh/uumaad, m.l
Xaraf MSubg MA7 xar
1

.t. Tiro ka kooban kun meelood oo min kun ah; kun kumaad; "1.000.000".

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Afrika ayaa ah halka ugu daran ee uu aafeeyay cudurka AIDS-ku, iyadoo la sheegay in laga helayo 28-malyuun oo qof oo sida jeermiska HIV, taas oo ah 30% dadka sida HIV adduunyada, taas oo ay sabab u tahay faqriga iyo dib-u-dhaca haysta Afrika.

”
β€œ

Guud ahaan, tirada codka baxshay oo aad uga naqnaa intaan filayay, waxa la sheegayaa in dad haaf malyuun gaadhayaa qaadiro darteed kuyuuga geli kari waayay.

”
β€œ

Tusaale ahaan reer Xasan wuxuu degaa Garoowe, Maxamuud Cali wuxuu ku baahsan yahay Nugaal, Bari iyo karkaar. korshe wuxuu degaa Itoobiya, waxaana lagu qiyaasaa inuu leeyahay ugaasyo badan, dadkiisana waxaa lagu qiyaasaa ilaa hal malyuun oo qof.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno/-laayiin, m.dh/uumaad, m.l

Xarafka

M Β· MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
malyuun - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD