U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dal1

Magac Lab
Naxwe-lal, m.l
Xaraf DSubg DA3 xar
1

Dhul soohdin loo yaqaan leh oo la degganyahay; waddan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Arrintani waxay hakad galisey jawigii damashadka iyo rayraynta oo dal iyo dibad ay reer Puntland dawlad iyo shacab ku naaloonayeen.

”
“

Axmed oo booqasho sadex maalmood ah ay uga bilaabatay dalka Uganda ayaa la kulmay Madaxweynaha dalkaas Yuweri Musaveni, wuxuuna kala hadlay xiriirka labada dal.

”
“

Atoobiya oo ah dal cir weyn oo Bad la’aan la basaasay, ayaa la rumaysan yahay in haddiiba Shankaroontu shaqaysato oo Xabashida badda Berbera ka waraabiso in Shankaroontuna shaxaad ka dhergi lahayd, Xabashiduna xulbad ka dhergi lahayd.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-lal, m.l

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD