U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ciyaarta

(b.ga)
Xaraf CSubg CI8 xar
1

lagu ciyaaro.

Tusaale Dheeraad ah3

“

-jirka Boksic oo u dhashay Koreeshiya waxa uu bilaabayaa hawlgabnimadiisa ciyaarta kubadda cagta toddobaadkan soo socda.

”
“

Ciyaartoygan Samuel Eto’o oo u dhashay dalka Kamaruun, wuxuu bixinayaa kharash dhan 30, 000 (soddon kun) oo lacagta Yurub ee Euro ah, taas oo ah tigidho ay ku daawan doonaan ciyaarta ay kooxdiisu la yeelanayso kooxda Son Moix.

”
“

Arjantiin oo sugaysay inay muddo dheer ka aargudato guuldaradii lama filaanka ahayd ee koobka adduunka ayay Cameroon beenisay kadib markii ay dhammaadkii ciyaarta keensatay goolkii labaad ee barbaraha.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

(b.ga) (b.ga)

Xarafka

C · CI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ciyaarta - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD