U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shax1

Magac Dheddig
Xaraf SHSubg SHA4 xar
1

Cayaar dhulka lagu dhigto ama loox loo sameeyey korkiis oo laba qof lagu cayaaro.

2

Shilin yaryar oo aan ishu aad u qaban karin.

3

Jadwal.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Illin kulul baa shax ka soo tidhi.

”
“

Argentina, waxa ay noo dejisay nidaam degan oo dhinacyada dhallinyarada kala duwan ah, waxaanay noo dhigtay shax naga caawiysay in aanu hore ugu marno.

”
“

Ka dib, sanadkii 1864 ayaa saynisyahan u dhashay dalka Jarmalka Julius Lothar Meyer, asagoo tixraacaya jadwalka Chancourtois uu sameeyay shax diiwaan curiye oo ka kooban 44 curiye.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

SH · SHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shax - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD