U gudub nuxurka bogga
SABAAD

saynisyahan

Magac Lab
Naxwe-nno, m.dh
Xaraf SSubg SA11 xar
1

Qof cilmiga sayniska aqoon u leh.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ereyga Fahrenhayt waxaa loogu magac daray Saynisyahan Daniel Gabriel Fahrenheit (1686–1736) kaas oo sameeyay Halbeeg cabir dhamaystiran.

”
“

Ka dib, sanadkii 1864 ayaa saynisyahan u dhashay dalka Jarmalka Julius Lothar Meyer, asagoo tixraacaya jadwalka Chancourtois uu sameeyay shax diiwaan curiye oo ka kooban 44 curiye.

”
“

Wakhti yar ka dib, saynisyahan Ingiriis ah ayaa balaadhiyay jadwalkaas oo ka dhigay 57 curiye, asagoo u habeeyay cufka iyo miisaanka eey leeyihiin curiyayaashu.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno, m.dh

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
saynisyahan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD