U gudub nuxurka bogga
SABAAD

curiye1

Magac Lab
Naxwe-yayaal m.l/dhRiwaayad
Xaraf CSubg CU6 xar
1

Qofka wax curiya.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Lifermoriyaam oo tirada uu kaga jiro diwaanka curiye tahay 116 ayaa ah curiye aan wali la ikhtiraacin.

”
“

Faransiyaam ( ingiriis : Francium) astaanta ( Fr ) waa curiye kimiko oo tirada atomkiisu tahay sideetan-iyo-todoba (87).

”
“

Curiye kasta waxaa loogu magac daray deegaanka laga helay ama qofka helay markii ugu horeeysay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-yayaal m.l/dh

Cilmiga

Riwaayad (riw.)

Xarafka

C · CU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
curiye - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD