U gudub nuxurka bogga
SABAAD

loox

Magac Lab
Naxwe-xyo, m.dh
Xaraf LSubg LO4 xar
1

Qori dheer, dhumuc yar, ballaaran, xalleefsan oo quraanka lagu dhigto.

2

Qori dheer, xalleefsan, oo guryaha lagu dhiso, alaab kalena laga sameeyo.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Waddooyinka Faras-magaalaha waxaa ka buuxa dad dumar u badan oo dul fadhfadhiya kabadho loox ka samaysan oo ay ku iibiyaan qaadka.

”
β€œ

Xaaladdan kama duwanid dhagax, iyaduna kama duwana loox.

”
β€œ

Sidaa aawadeed, looma baahnayn in aan muuqdo, balse waxaa darruuri ahayd in aan labada loox isu hayo.”

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-xyo, m.dh

Xarafka

L Β· LO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
loox - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD