U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shilin1

Magac Lab
Naxwe-mmo/-maad, m.l/dh
Xaraf SHSubg SHI6 xar
1

Lacag sarrif ah oo ka samaysan bir qiimaheeduna u dhigmo 100 senti.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dalmar: Xilalka bangiga Dhexe waxaa ka mid ahaa inuu soo saaro lacagta qaranka ee shilin Soomaaliga ah, inuu ilaaliyo dhaqdhaqaaqa lacagta iyo amaahda, inuu kormeero bangiyada ganacsiga iyo inuu dawladda u noqdo khasnad, kalana taliyo arrimaha dhaqaalaha.

”
“

Dadkaan xogogaalka ah ayaa warsidaha Garowe Online u xaqiijiyey in heshiiska lala galay milkiilayaasha uu ahaa in xoolahan looga gadanayo lacag adag oo Dollar ah balse markii Bosaaso la keenay loo shegay in la siinayo lacag Shilin Soomaali.

”
“

Cashuurta cagabidhyaysay ayaa la ii sheegay in ay ka dhalatay farsamada qiimaha doollar-shilin-saarka oo la sheegay in doollarku ka gurguurtay halkii shillinka laysku fuushiyay kal shanaad markii mayayga beenta ahi arlada ka da’ay ee dalka maansheeyey.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-mmo/-maad, m.l/dh

Xarafka

SH · SHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shilin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD