Tusaale Dheeraad ah3
“
Ummu Salama waxay Illaah ka bariday in uu Illaah u sahlo nin ka kheyr badan Abuu Salama, laakiin waxay mar danbe is weydiisay su’aasha ah, yaa noqon kara ninka ka kheyr badan Abuu Salama.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Gudbe (3) (f.g3)
Isrogrog
-laday, -latay
Xarafka
S · SA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
