U gudub nuxurka bogga
SABAAD

joogto1

Magac Dheddig
Xaraf JSubg JO6 xar
1

J. ah: wax aan isbeddel lahayn ama aan kala go'ayn.

2

Shaqaale hay'adeed oo aan maalin goosato ahayn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Gacan-hoorsigu wuxuu unoqday dhaqan joogto ah ee madaxda dawladda Somaaliyeed, maxaa yeelay dawladihii isticmaarku kama tegin dawlad dhaqaale ahaan isbixin karta.

”
“

Dadweynaha Soomaaliya gaar ahaan kuwa ku nool magaalada Muqdisho waxay in muddo ahba ku jireen dagaal joogto ah.

”
“

Dadkan waalan waxay u baahan yihiin:- 1. Hoy dadkan waalan lagu hayo 2. Daawo Dejisa dadkan waalan. 4. Cunto iyo Xaanayn joogto ah 5. Shaqaale joogta ah oo ilaaliya si ayna dadkaas waalan isu dilin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

J · JO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
joogto - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD