U gudub nuxurka bogga
SABAAD

galaan1

Magac Lab
Naxwe-nno, m.dh
Xaraf GSubg GA6 xar
1

Xarig awrka lagu keeneeyo.

2

Weel yar oo biyaha lagu darsado.

3

Weel dheg leh oo afar litir qaada.

4

Saab digaagga lagu qaado marka la guuraayo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Axmed Godane, kaasoo ah inay dagaal wadajir ah la galaan DF iyo AMISOM, maalmaha soo socda ayayna dagaalo xoogan bilaaban doonaan" ayuu yiri Mas'uul isqariyay.

”
“

Beelleed Laga Soo Saaray Gobolka Sool (Haatuf): Beel ka tirsan Beelaha Gobolka Sool, ayaa ku baaqday in Madax-dhaqameedka iyo Waxgaradka Gobolkaasi, ay soo dhex-galaan oo wax ka qabtaan colaad u dhaxaysa laba beelood oo deegaankaa ka tirsan.

”
“

Beesha caalamka ayaa rumeysan in shirkaan u noqdo mid ay ka soo wada qayb galaan dhinacyada isku haya siyaasada Somalia isla markaana lagu dhiso dowlad wadaag ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno, m.dh

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
galaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD