U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ruqso1

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf RSubg RU5 xar
1

Idan; fasax.

2

Shaqo ka fariisin qof hawshii uu hayey laga fariisiyo.

3

Warqad ay ku qorantahay oggolaasho wax reebban.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Maamulka Puntland ayaa mudooyinkii danbe waday howlo la xariira wax ka qabashada amaanka ajaaniibta soo galeysa Puntland, iyadoo aan la ogoleyn in dalka iska soo galaan cid aan warqad ruqso ah ka wadan Maamulka Puntland gaar ahaan Wasaaradda Amniga.

”
“

Ma dhabaa gabadhii Quraanka ku sifaysay shati ama ruqso cadaadis (a licence for oppression) inay meehanow tahay oo ay raadinayso cid magangelyo siyaasadeed u fidisa?

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

R · RU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ruqso - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD