U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ruqsad

Magac Dheddig
Xaraf RSubg RU6 xar
La Mid Ahruqso1Magac Dheddig
1

Idan; fasax.

2

Shaqo ka fariisin qof hawshii uu hayey laga fariisiyo.

3

Warqad ay ku qorantahay oggolaasho wax reebban.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Wararkii ugu dambeeyay Muqdisho Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta amar ku bixiyay in qeybaha kala duwan ee Warbaahinta gaar ahaan Idaacaddaha, Telefishinada iyo Wargeysyada ay qaataan waraaqo ruqsad ah oo ay ku howlgalaan.

”
“

Mar la weydiiyey in ay ruqsad ka haystaan Xukuumadda Somaliland iyo sababta ay mudada dheer dib ugu dhacday hawlgalkooda Somaliland.

”
“

Horay ayey Xukuumadda Somaliland u xirtay suxufi iyo sawir qaade ka tirsan TV-ga Universal kuwaasi oo lagu xiray amar ka soo baxay wasiirka Warfaafinta oo ku eedeeyay ineysan heysan wax ruqsad ah, loogana baahan yahay in ay jartaan warqada ruqsada ah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

R · RU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ruqsad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD