U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shaqo

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf SHSubg SHA5 xar
1

Wax kasta oo gacanta ama qalab kale lagu qabto, si faa'iido ama dan laga lahaa looga gaaro; hawl, shuqul.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Aadan Waqaf waxa uu sheegay in aanu u soo shaqo tegin dowladda hoose ee uu u yimi inuu u shaqeeyo Burco.

”
β€œ

. Qof kastaa wuxuu xaq u leeyahay inuu shaqo helo, inuu u madax bannaanaado doorashada shaqada uu qabanayo, in sharuuduhu shaqada ahaadaan kuwo caddaalad ku fadhiya, isagana u danaynaya iyo inaysan shaqo la'aan ku dhicin.

”
β€œ

Aad ayey u shaqeeyeen si aan u helno daryeel marka aan bukuuno ama aan shaqo beelno.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

SH Β· SHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shaqo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD