U gudub nuxurka bogga
SABAAD

magangelyo

Magac Dheddig
Xaraf MSubg MA10 xar
1

Qof cid ka soo cararay oo la daba joogo badbaadinta iyo xannaaneynta cidda uu u tago ay siiso.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Lama oga ujeedada safarka xildhibanka waxaase jira warar aan la xaqiijin oo sheegaya in Geeddi iyo 50 xubnood oo ehelkiisa u badan ay dowladda Mareykanka siisay magangelyo iyo damaanad qaad la xariira mustaqbalkooda deegaan.

”
β€œ

Waxa sidoo kale yimi sannadihii ugu dambeeyey magangelyo doone badan oo ka kala yimi qeybo badan oo adduunka ka mid ah.

”
β€œ

Ogolaansho warqad shaqo oo ku meel gaadh ah (Midlertidig arbeidstillatelse) Magangelyo doonuhu wuxuu heli karaa warqad shaqo oo ku meel gaadh ah inta uu sugayo ka baaraandeggida codsiga magangelyada ee hey’adda ajinebiga (UDI).

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

M Β· MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
magangelyo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD