U gudub nuxurka bogga
SABAAD

warqad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf WSubg WA6 xar
1

Baalal xalxalleefsan oo jiljilicsan oo wax lagu qorto.

2

Xaashi qoran oo la isu diro.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dawooyinka qaar ka mid ah looguma baahna warqad dhakhtar, markaa waxa farmasiga laga heli karaa caawimo si loo helo dawooyinka sax ah.

”
“

Andrzejewski waan kala xishooday warqad gaaban iyo qoraallo weyd ah inaan ku sooro.

”
“

Buushe, waxaanay warqad codsi ah u direen Madaxweynaha Ruushanka Bilaa Damiir Buutin, iyaga oo ka codsaday inuu Buutin, Mr Sadaam Xuseen hoos ugu sheego oo uu ku yidhaahdo "Bal Maraykaanku waxa uu ku marmarsiinyoodo ha waayee taladaba iska wareeji".

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
warqad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD