U gudub nuxurka bogga
SABAAD

oraah

Magac Dheddig
Naxwe-ho, m.l
Xaraf OSubg OR5 xar
1

hadal xigmad xambaarsan oo munaasabad ama waqti gaar ah loo adeegsado.

2

Ereyo la isu geeyey oo macna la fahmo sameeya.

3

Hadal.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Shiinihii hore ayaa laga sheegaa oraah taasoo kale u dhow oo ah: “Haddii qof wanaagsani madax noqdo, xataa markuu wax qaldo dawaynaha ayaa saxa/ hagaajiya qaladkii, oo marna wax xun lagama fisho.

”
“

Waxaa labadan sabababood markhaati ay u yihiin hadalkii Cali bin Abii Daalib Allaha ka raalli noqdee oo markii ay Khawaarijtu yiraahdeen “Alle uun baa Xukunka iska leh” uu ugu jawaabay “Waa Oraah xaq ah balse baadil loola jeedo”.

”
“

Kalmadaas ayaa ah oraah ay markii horaba abuureen dadkii dagaal ogayaasha ahaa oo waligood diidanaa in ay dowlad ka dhalato dalka Soomaaliya.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ho, m.l

Xarafka

O · OR

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
oraah - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD