U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dowlad

Magac Dheddig
Xaraf DSubg DO6 xar
La Mid AhdawladMagac Dheddig
1

Dal, dad ku noolyahay, leh calan iyo xuduud caalamku u aqoonsanyahay.

2

Inta haysa maamulka sare ee qaran.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cali Mahdi Maxamed uu sheegay in maanta la soo gabagabeeyay qodobkii dowlad wanaaga iyo sameynta xisbiyo xor ah iyo qaban qabada nidamka dorasho xor ah oo dalka ka dhaca.

”
“

Cabdi Xaaji Goob-Doon xiliyadii danbe ee dowlad la’aantu jirtay waxaa uu ahaa nin saxaafada ku lug leh isagoo xiligii Jen.

”
“

Dalxa oo si kaftan ah u yiri ma waxaad ka wadaan naaneystii Dowlada marka aad leedihiin Dowlad midnimo qaran.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

D · DO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dowlad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD