U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xambaarsan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf XSubg XA10 xar
La Mid AhxambaaranFal Magu (4)
1

Wax la xambaaray ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Habeenkii waxaad ku arkaysaa jidadka magaalada hooyooyin xambaarsan shirkaan soddon litir qaada oo biyo ku sida, iyadoo ay jirto dhaxan aad u daran.

”
“

Markaynu ka hadlayno macnaha horumar sida ay sheegto xaddaaradda reer galbeedku ama caalamku maanta taagan yahay, tiirarkiisa ugu waaweyni waa cilmiga uu xambaarsan yahay caqligii ku haboonaa.

”
“

Sidoo kale wasiiraddii iyo madaxdii hay’adaha dawladda ayaa UDUB xambaarsan, sidaa daraadeed waxan kula talinayaa ururada doonaya inay ka qayb galaan tartanka in aanay u daymo la’aan dawladda iyo ururka isku muuseysan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xambaarsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD