U gudub nuxurka bogga
SABAAD

uun1

Magac Lab
Xaraf USubg UU3 xar
1

Wax kastoo Alle uumay.

2

Uumi.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Arrintayadu waxay taagan tahay uun Xabsiga maalintii (nala yidhi), kala dareera, sidii bay weli u taagan tahay,” ayuu yidhi Suldaan Maxamed oo shalay waraysi khaas ah siiyay Haatuf.

”
“

Duniduna tan uun ma aha ee waxaa loo gudbayaa qaar kale.

”
“

Golaha ammaanka ee UN-ka ayaa iyaguna qoraal ay soo saareen ku eedeeyay Eritrea inay waddo daandaansi uun dagaalkii ka dhacay xuduuda labada dal ahaa mid aan wanaagsanayn, labada dalna ay ku joojiyaan tallaabooyinka Milateri.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

U · UU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
uun - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD