U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xaq

Magac Lab
Xaraf XSubg XA3 xar
2

Wax maxkamad horteed ku caddaaday in qof lagu leeyahay.

3

Garsoor; caddaalad.

4

Run.

Tusaale Dheeraad ah3

“

. Qof kastaa wuxuu xaq u leeyahay Jinsiyad.

”
“

Boosaaso: "Waxaan xaq u leenahay inta laga sameynayo maamulada Federaalka inaan ka shaqeysano horumarkeena, lana soo baxnoqeyraadka dalkeena ku jira.

”
“

Askari ka mid ah Ciidamadaasi gadooday oo codsaday inaan magaciisa la shaacin ayaa GO u sheegay inay mudo la'aayeen mushaharadkodii ay xaq u lahayeen kadibna ay ka soo guureen fadhiisimihii horay loo geeyay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xaq - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD