U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kuwa

Magacuyaal Tiriye
Xaraf KSubg KU4 xar
1

.w

Tusaale Dheeraad ah3

“

Afhayeenka ayaa intaa ku daray in Howl galka maanta uu ka duwanaa kuwii hore wuxuuna tibaxay in Ciidamada Booliska ay howl galka wadeen, waxaana gadaal ka kaabinayay buu yiri kuwa Itoobiya.

”
“

.2 Xubnaha Golaha wakiiladdu waxay saxiixayaan diiwaanka shaqada maalin walba intaan shirku furmin iyo biririfta ka dib 10.3 Waxaa la tiranayaa fadhi kasta inta Mudane ee ka soo qayb gashay iyadoo la qorayo Magacyada Xubnaha maqan iyo kuwa joogaba.

”
“

Afdubka gabdhaan ka shaqeynayey howlaha samafalka ayaa waxaa aad uga xumadey dhamaan shacabka PL gaar ahaan kuwa ku nool Bosaso iyada oo aad ku arkeysid suqyada magaalada dadweynaha oo aad u cambareynaya.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magacuyaal Tiriye (mu.ti)

Xarafka

K · KU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kuwa - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD