U gudub nuxurka bogga
SABAAD

makhaayad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf MSubg MA9 xar
1

Meel cunto karsan lagu iibsado oo leh kuraas iyo miisas cuntada lagu cuno iyo shaqaale cuntada keena.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Dhalinayaro Ciise u badan ayaa Jaamac Saylici ballansaday oo casar dabadii kula kulmay meel makhaayad iyo jimciyad iskugu jirtay.

”
β€œ

Tel Aviv: Booliska oo Raadinaya Qof Dad Dilay Booliiska Israel ayaa sheegay in ay baadi goobayaan nin dabley ah oo makhaayad ku taalla magaalada Tel Aviv toogasho ugu dilay labo qof, 3 kalena ku dhaawacay.

”
β€œ

Makhaayad shaah oo qarax ka dhacey Waxaa maanta makhaayad laga shaaho oo ku taal suuq bacaad la soo dhigay bac madow oo waxyaabaha qarxa ay ku jireen iyadoo goobtaasi halkaasi oo qarax xoogan uu ka dhacay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

M Β· MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
makhaayad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD