U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bac

Magac Dheddig
Naxwe-cyo, m.l
Xaraf BSubg BA3 xar
1

Maaddo balaastiig ka samaysan, khafiif ah oo wax lagu deto, dambiilo wax lagu ritana laga sameysto.

2

Dharbaaxo; jaawin.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Kolka aad muraayad bac madow lagu dhejiyay ka soo dhex eegtana kala garanmaysid lugihii dadka ee dhabta ahaa iyo kuwii hadhka ahaa.

”
β€œ

Col-u-joog baa kaadhkii qaaday, waxaanu la tegay meel xero ahayd oo raashinka laga bixin jiray, waxaanu ka soo helay waxoogaa raashin ah iyo bac ay guriga dusha ka saraan, taas oo uu u galay dedaal badan.

”
β€œ

Makhaayad shaah oo qarax ka dhacey Waxaa maanta makhaayad laga shaaho oo ku taal suuq bacaad la soo dhigay bac madow oo waxyaabaha qarxa ay ku jireen iyadoo goobtaasi halkaasi oo qarax xoogan uu ka dhacay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-cyo, m.l

Xarafka

B Β· BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bac - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD