U gudub nuxurka bogga
SABAAD

karsan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf KSubg KA6 xar
1

Wax la kariyey ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Qalab Dhalinaya Dhuxul Karisa Raashinka oo aan geedo laga shidan argeysa (Haatuf): Waa qalab sanduuq oo kale ah waxay ku shaqaysaa ilayska cadceeda waxaanad ku karsan kartaa raashinka.

”
“

Dadyowgii la oran jirey Olmekista iyo Mayaniska ayaa dhowr jaad oo galley ah beeran jirey iyagoo karsan jirey iyadoo baduugan (iyadoo budo laga dhigey) ama farsamaysan (nixtamalization).

”
“

Booliiskii saldhigaas ku sugnaa ayaa ka baxsaday goobta markii ay rasaastu bilaabatay; waxaana saacad kadib halkaas isaga baxay mucaaradka oo saldhiga ka qaatay digsiyadii ay cunada ku karsan jireen booliiska.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
karsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD