U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shaah1

Magac Lab
Xaraf SHSubg SHA5 xar
1

Geedgaab weligii cagaaran oo ubax cad cad leh kana baxa dalalka Hindiya, Shiinaha, Sayloon iyo bariga Afrika.

2

Caleenta geedka shaaha oo la engejiyey loona diyaariyey in la isticmaalo.

3

Cabbitaan guduudan oo ka kooban caleenta shaaha, sonkor iyo dhir kale oo laysku kariyo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cuntada waxaanu siinaa qado iyo casho, subaxii shaah uun bay qaataan maxaabiistu, in yar baa cuntada dibada looga keenaa.

”
“

Goobaha Filimada lagu daawado ayaa hortooda waxaa lagu gaddaa Dhallooyin kuwaas oo ay shaah ku shubtaan dadka daawada Filimada iyo dadka qayila, taas oo iyana Caafimaadka u wanaagsaneyn.

”
“

Hal ruux oo haween ah ayaa la sheegay inay dhaawacantay taaso shaah ku gadi jirtay Isgoyska Howl Wadaag agagaarka isbitaalka Cosob.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

SH · SHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shaah - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD