U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jiis

Magac Lab
Naxwe-sas, m.l
Xaraf JSubg JI4 xar
1

Qof lugaha middood wax ka qaba oo socodkiisu dhantaalan-yahay; laangarre.

2

Dhasha yaryar ee lab-ka ah ee sagaarada.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Macalin Jiis ayaa sidoo kale sheegay in berri Ethiopian-ka u qorsheysan yahay iney burburiyaan Buundooyinka Koonfurta Somalia ku yaala.

”
β€œ

Allaha u naxariistee Cali Axmed Cabdulle oo ku magac dheeree Cali Jiis ayaa rasaas fara badan ay la dhaceen xilli uu isku diyaarinayey afur iyo salaadda maqrib, iyadoo kooxihii dilkaasi geystay ay baxsadeen.

”
β€œ

Waxaad maqlaysaa magacyo loogu yeedhayo kuwa lugaha iinta ku leh sida: laangadhe, cuguf, jeeri, luglow, curyaan, dalboole, cagoole iyo jiis iwm.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-sas, m.l

Xarafka

J Β· JI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jiis - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD