U gudub nuxurka bogga
SABAAD

berri1

Magac Lab
Xaraf BSubg BE5 xar
La Mid AhbirriMagac Lab
1

Dhulka intiisa aan bad ahayn.

2

Dhul.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Arabacada berri ah, ayaa waxaa dhacaya kulan ay xildhibaanadu codka kalsoonida ugu qaadayaan Ra’iisul wasaaraha cusub, kaasoo todobaad ka hor uu magacaabay Sh.

”
“

Farmajo, oo kalsoonida ka helay baarlamaanka todobaadkii lasoo dhaafay uu soo dhiso wasiiradiisa, isagoo aan haysan xili ku filan uuna ugu dambeyn ku dhawaaqi doono Sabtida berri ah.

”
“

Barlamanka DFKMG ah ayaa kulmaya maalinta Berri ah iyaga oo bilaabaya in ay ka doodaan qodobo khilaaf ka jiro iyo la xisabtanka golaha wasiirada Dowlada oo meshiisa ka sii socon doona.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B · BE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
berri - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD