U gudub nuxurka bogga
SABAAD

curyaan1

Magac Lab
Naxwe-nno, m.dh
Xaraf CSubg CU7 xar
1

Qof labada lugood beelay.

2

Hawl socon waayday.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Xaaji Abuukar Cadaan ayaa ah nin waayeel ah oo waliba curyaan ah kadib shil baabuur uu galay, iyadoo marka uu shilka galayay gaariga uu la gadiyay wiilka uu dhalay ee haatan la isla qabtay.

”
“

Hantida qaranka waxaa wax ku leh kumanaal agoon,curyaan,sabool iyo kuwa buka isugu jira.

”
“

Wiilkan ayaa noqday qof curyaan ah, markii dhaqatiirta Muqdisho uu u geeyay aabaha dhalay waxa ay u sheegeen inaysan waxba ka qaban Karin dhaawaca gaaray oo aad u darnaa curyaana ka dhigay wiilkaasi awgiis.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno, m.dh

Xarafka

C · CU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
curyaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD