U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ilaalin

Magac Fal
Xaraf ISubg IL7 xar
1

.dh

Tusaale Dheeraad ah3

“

Barigye wuxuu sheegay inay yihiin ciidamo nabad ilaalin ah, islamarkaana howlahooda ay qayb ka tahay inay difaacaan hay'adaha Dowladda, isagoo sheegay in hadalkii kasoo yeeray Xarrakatul Shabaab uu yahay wax uu ku tilmaamay mid booto ah.

”
“

"Howshiina waa nabad ilaalin caalami ah, waxaana ka mid noqonaysaa AMISOM oo ka howlgasha dalka Soomaaliya kuwaasoo loogu talogalay inay soo celiyaan nabadda dalkaas" ayuu Wasiirka Difaaca ee Burundi oo sheegay in ciidamadu isugu jiraan Rag iyo Dumar.

”
“

Afhyeenka xukuumada South Africa Themba Maseko ayaa warfidiyeenka u sheegay in dowladoodu ay ku dhowdahay inay ciidamo nabad ilaalin ah u dirto Somalia si ay u xoojiyaan kuwa AMISOM oo ka socda Burundi iyo Uganda.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

I · IL

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ilaalin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD