U gudub nuxurka bogga
SABAAD

booto

Magac Dheddig
Xaraf BSubg BO5 xar
1

Faan iyo hanjabaad been ah oo cid lagu cabsi gelinayo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Akhyaarta indhaha giirgiiranaw waxaynu soo gaadhnay cagidii aan dambtaa idinkaga guri jirnay warkii dunida, waxaana maanta idinku dubayn doona Weriye Gacayr Booto.

”
“

"Dagaal haddii lasoo qaado waxaan kaga jawaabayno waa dagaal, mana dhacayso in Al-shabaab ay qabsato Villa Somalia, waa booto iyo been cidlo ah goodiskooda" ayuu yiri Maj.

”
“

Barigye wuxuu sheegay inay yihiin ciidamo nabad ilaalin ah, islamarkaana howlahooda ay qayb ka tahay inay difaacaan hay'adaha Dowladda, isagoo sheegay in hadalkii kasoo yeeray Xarrakatul Shabaab uu yahay wax uu ku tilmaamay mid booto ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

B · BO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
booto - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD