U gudub nuxurka bogga
SABAAD

rag

Magac Lab
Xaraf RSubg RA3 xar
1

Koox dad ah oo lab.

2

Tusaale Dheeraad ah3

“

C/llaahi Macallin Cali ayaa saxaafada u sheegay in maxaabiista la sii daayay ay dhamaantood ahaayeen rag, loona haystay dambiyo ay ka mid yihiin argagaxisonimo.

”
“

Ciidammada tababarka loo furay ayaa waxay isugu jireen rag iyo dumar, iyadoo madaxweyne Shariif uu aad ugu ammaanay ciidanka booliiska inay soo celin karaan ammaanka, wuxuuna kula dardaarmay inay dhexda xirtaan inta ay tababarka ku jiraan.

”
“

- Rag waa inta timi-qaad, dumarna waa arki jiray doon. 7- Raggu hoogiisa ayuu ka sheekeeyaa, dumarna badhaadhahooda ayey ka sheekeeyaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

R · RA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
rag - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD