U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ilaali

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf ISubg IL6 xar
1

Wax beylah ka dhowrid.

2

Iska i.: khatar iska jirid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Iskana ilaali isha habraha aniga i dhali kara.”

”
“

Labaduba isku mar bay igu yidhaahdeen iyaga oo ii nasteexaynaya fikirku ma fiicnee iska ilaali.

”
“

. Ha u sheegin been, in loo sheegana ka ilaali, balan aadan fulinayn, ha kaqaadin xitaa hadii ay dhabta ku jiraan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

I · IL

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ilaali - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD