U gudub nuxurka bogga
SABAAD

yeelo

Fal Gudbe (3)
Naxwe-eeshay, -eelatay
Xaraf YSubg YE5 xar
1

Hanti ama wax kale lahaan.

2

Ku y.: dayn cid ku lahaan.

3

U y.: wax aad u danayn.

4

Kab iwm suun u samaysasho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Scolari oo ay ku kadeedeen badhtamaha magaalada Rio De Janeiro, taageerayaal ka cadhaysan diidmada uu ka muujiyay Romario, ayaa sheegay inuu ku adkaysanayo go’aankiisa, wuxuuna ku daray inaanu wax baqdin ah ka qabin in lafihiisa wax la yeelo.

”
“

. Koox lagu sheego Xildhibaanno, oo iyagoo u xilanaya dufan aan badneyn, si toos ah iyo si dadbanba u ogolaaday in dalka uu shisheeye cadow ahi maamulo, siduu doonana ka yeelo.

”
“

"Ma ogolaanayno in calanka Madow ee towxiidka uu ku qoran yahay maahane uu dalka yeelo calan kale, waayo calanka waa midka Islaamka, mana ahan mid ay dajisay Qarammada Midoobay iyo dalalka ay ka mid yihiin Mareykanka" ayuu yiri Abu-Mansor.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

-eeshay, -eelatay

Xarafka

Y · YE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
yeelo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD