U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ehelo

Magac Dheddig
Xaraf ESubg EH5 xar
La Mid AhehelMagac Lab

Tusaale Dheeraad ah3

“

“Dad Soomaaliyeed oo aan shirkaas ka qayb galin, oo masuuliyiin ah, oo meelo kala duwan ka jooga adduunka, ehelo hoosena aan nahay, ayaan u imid Jabuuti, si aan wixii dhib jira uga hadalno, kuna soo dabbaalo dibu heshiisiinta,” ayuu yiri Geeddi.

”
“

Waxaana dhici jirtay in labadii qoys ama qabiil ee maalmo ka hor is tirtirayay ay dib isku tarmiyaan oo abti, adeer, eeddo, aayo iyo ehelo ay wada noqdaan.

”
“

"Nin hubeysan ayaa si ula kac u toogtay Ibraahim Xuseen Ducaale oo ka tirsanaa hay'adda WFP, lama yaqaan sababta keentay inuu toogto, wuxuuna rasaas kaga furay madaxa" ayuu yiri ruux ay ehelo yihiin sarkaalka oo ku sugan halka lagu dilay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

E · EH

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ehelo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD