U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sokeeye

Magac Lab
Xaraf SSubg SO7 xar
1

Dad xiriir wada dhalasho wadaaga; xigto; qaraabo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

sano ee dagaallada sokeeye, waxaa dalka ku baahay macaluul iyo gaajo, taasina waxay dhashay nidaam fowdo ah oo ku caanbaxay “ninba xeeladdii ha ku xoogsado”.

”
“

Dagaalladii sokeeye ee Soomaaliya ka hor, Cawke wuxuu kamid ahaa wariyayaashii ugu caansanaa ee dalka, isagoo ka soo shaqeeyey Radio Muqdisho iyo waliba taleefishinkii dalka, halkaas oo uu barnaamijyo badan oo xiisa leh sii deyn jiray.

”
“

Diyaaraddan oo nooceeda ay tahay markii ugu horeysay ay Soomaaliya ka shaqeyso tan iyo dagaalkii Sokeeye markii uu bilowday ayaa nooceeda yahay Boeing 737/400, iyadoona geli karta socod dheer.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

S · SO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sokeeye - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD