U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dabbaalo

Fal Magu (3)
Naxwe-aashay, -aalatay
Xaraf DSubg DA8 xar
La Mid AhdabaaloFal Magu (3)
1

Dabaal samayn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Guddiga Ururka Midowga Yurub, ayaa sheegay in weeraradan ay caqabad ku noqon karaan inay mira dhalaan dadaalada la doonayo in nabad loogu soo dabbaalo dalka ay dagaaladu bur buriyeen ee Somalia.

”
“

Uganda: Kama Baxayno Koonfuurta Sudan Uganda ayaa sheegtey inaaney ciidamadeeda kala soo bixi doonin Koonfuurta Sudan, iyadoo walaac laga muujiyey in sii joogitaankooda uu caqabad ku yahay nabad lagu soo dabbaalo dalkaasi.

”
“

Marka la soo ururiyo waxa madaxda qoraalkan saxiixday aad ugu wayn in nabadayn lagu soo dabbaalo Somaliya ay shardi u tahay sida uu caalamku ugu soo jeesto hub-ka-digista Somaliya iyadoo waliba hirgalinta arrinkaas loo adeegsanayo ciidamo shisheeye ah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (3) (f.mg3)

Isrogrog

-aashay, -aalatay

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dabbaalo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD