U gudub nuxurka bogga
SABAAD

aayo1

Magac Lab
Xaraf ASubg AA4 xar
La Mid AhaayatiinMagac Lab
1

Xaalad xumaan ama samaan leh oo ay cidi ku dambeyso; ciribdambeed.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Ama waxaydun noqon Alla doorigii adhax lagaga jabay, ama ubad-sannoo ifka aayo intifaac ka taga."

”
“

Wuxuu habkaasi ahaa mid xaaraan ah, ayaan darro ah, oo aan Soomaalida marnaba u horseedi karin hanashada hannaan dawladnimo oo loo aayo.

”
“

Haatan oo aysan weli Dawladdu si rasmi cagaheeda ugu istaagin, maslaxad ayaa ku jirto haddii ay waqtiga kororsato si ay u dhidibada ugu aasto hannaan iyo hey’ado loo aayo.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

A · AA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
aayo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD