U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qabiil

Magac Lab
Naxwe-llo, m.dh/qabaa'il, m.l
Xaraf QSubg QA6 xar
1

Dad dhalasho wada sheegta.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Aabeheed waa qabiil, hooyadeedna waa qudhun, iyaduna waa qabyaalad waana qaangaadh maanta.

”
“

Dagaaladan oo u dhexeeya laba qabiil oo ka tirsan Soomaalida aagaas degta, ayaa la sheegay in ay hadda ka horna dhawr jeer dhexmareen labadaa Qabiil, sidaas darteedna la filayo inuu weftigaasi xalintiisa galo.

”
“

Afhayeenkan ayaa sheegay in magaalada Kismaayo ay ka bilaabatay kala sooca qabiil isla markaana haweenka lagu kufsado heybta ay ka soo jeedaan, taasoo uu sheegay in aan loo dul qaadan karin.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-llo, m.dh/qabaa'il, m.l

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qabiil - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD