U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhasho

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf DHSubg DHA6 xar
1

Sabiisha inteeda muuqata.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Niyad samidaa reer Somaliland iska daa waxay u dhasho ee waxay noqotay bartilmaameedkii ay ka cad goosan lahaayeen intii hogaanka Siyaasadda u haysay Soomaalida.

”
“

Dhagoolnimada inta badan waa mid dabiici ah oo lagu soo dhasho, halka dad badan ay dhego beelaan inta eey noolyihiin.

”
“

Gob laguma noqdo qabiil, gunninama looma dhasho e, dhallinta waxaan leeyahay ka wiswisa takoorka ku salaysan qabiilka, ka xorooba maskaxda iyo fikirka, ku loollama aayo-katalinta mustaqbalkiina oo dhacsada waxaad xaq u leedihiin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhasho - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD