U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dabiici

Magac Lab
Xaraf DSubg DA7 xar
1

D. ah: abuurista Eebbe wax ka soo jeeda.

2

D. ah: caadi.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waalidnimadu waxay ku timaadaa dabiici.

”
“

. In aad u coddaysid musharaxa adigoo cuskanaya saaxiibtinimo ama jaarnimo taasna waxaa lagu arkaa doorashooyinka Maraykanka, Jabaan, Ireland, waxaa dabiici ah inuu musharaxu codad badan ku helo meeshuu ku dhashay.

”
“

Ma jirto diin, dhaqan, iyo suugaan si dabiici ah isaga horumara ilaa dadkoodu u howshoodaan gaarista himiladan muqaddaska ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dabiici - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD